Home arrow Kaalmo arrow Iiraan oo Kahadashey Arimaha Soomaaliya
Snake Slithers Into Reporters Pants On Live TV
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:405
Date:20-08-2008
Grim Warning Over Somalia
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:86
Date:15-08-2008
Tamyra Gray - Dance With My Father
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:709
Date:04-08-2008
Alicia Keys - Superwoman [Live in Madrid]
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:314
Date:04-08-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

Should Ethiopian troops leave Somalia?
 
Will 2008 be better year for Somalia?
 

Syndicate

Get Our News Updates
Jul 16 2008
Iiraan oo Kahadashey Arimaha Soomaaliya
Written by Ali Moallim   
Wednesday, 16 July 2008

calanka iiranTahraan,(insidesomalia.org)- Dowladda Iiraan ayaa waxay ugu baaqday Indheer-garadka Soomaaliyeed in ay xaliyaan mushkiladda mudada dheer ka taagan Dalka Soomaaliya.

 

Wasiirka Arrimaha Dibadda Iiraan Mr. Manouchehr Mottaki ayaa sheegay in Indheer-garadka Soomaaliyeed haddii ay dadaal muujiyaan ay xalin karaan mushkiladda ka taagan Dalka Soomaaliya, wuxuuna carrabka ku dhuftay in ay Dowalddiisa taageereyso xalinta dhibaatada Soomaaliya.

 

Sida laga soo xigtay madaxa Warfaafinta Wasaaradda Arrimaha Dibadda Iiraan Wasiirka Arrimaha Dibadda ayaa wuxuu hadalkan jeediyay, kadib markii uu wada hadallo la qaatay Safiirka Soomaaliya u fadhiya Dalka Iiraan Danjire Cabdiraxmaan Cabdi Xuseen Cabdiraxmaan Guul-wade.

 

Wasiirka Arrimaha Dibadda Iiraan Mr. Manouchehr Mottaki waxa uu sheegay in dhibaatada Soomaaliya ay la xiriirto kheyraadka dabiiciga ah ee uu leeyahay Dalka Soomaaliya, kaasi oo indhaha lagu wada hayo, wuxuuna sheegay in ay Dowladdiisa gacan ka geysaneyso sidii loo xalin lahaa dhibaatada Soomaaliya.

 

Safiirka Soomaaliya ee Iiraan Danjire Cabdiraxmaan Cabdi Xuseen ayaa dhinaciisa waxaa uu uga mahadceliyay Dowladda Iiraan taageerada ay ku ballanqaadeyso in ay gacan ka geysaneyso sidii Soomaalida mushkiladdeeda loo xalin lahaa, kadibna wuxuu u gudbiyay Warbixin ku saabsan xaaladihii ugu dambeeyay ee Dalka Soomaaliya, isagoo ugu dambeyntiina Wasiirka Arrimaha Dibadda Iiraan Mr. Mottaki guddoonsiiyay Warqadaha Aqoonsigiisa Danjirenimo ee ay ku soo Magacawday Dowladda Federaalka Soomaaliya.

 





 
Comments (2)add
ujeeddo
written by gacal gadiid , July 17, 2008
soomaaliya soomali ayaa leh
nin moodaayoow iney si kale wax ujiraan
waa maya
report abuse
vote down
vote up
Votes: +0
Iran
written by Haroon , July 24, 2008
Iran is showing its concern over Somalia.
If it makes pessimistic or optimistic comments it is a beginning in the world's voicing.


report abuse
vote down
vote up
Votes: +0
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

<< Previous Page                    Next Page>>

< Prev   Next >